Flash movie.
 24/7 Online Soomaali      عربي    Francais      Swahili    Italiano  中文  Norsk  Svenska  HindWEBMAIL  FACEBOOK

HAY'ADDA NABADSUGIDDA IYO SIRDOONKA QARANKA SOOMAALIYEED

SOMALI NATIONAL INTILLEGNCE AND SECURITY SERVICES (NISA)


Ciidanka Nabadsugidda's photo.

General Abdirahman Turyare is Director of the Somali National Intelligence and Security Agency (NISA)


Somalia: Mogadishu on Sunday September 9, 2014 Somali Director of the Somali National Security Services has been fired by the Somali Cabinet as of today 09/7/2014.




on Wednesday July 9, 2014
: Meet the Newly Director of Somali National Security Services "NSS?NISA" Abdullahi M. Ali "Sanboloshe".

Image result for Sanbaloolshes

Mudane Cabdillaahi Maxamed Cali "Sanboloolshe

Agaasimaha Hay'adda Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed

The Director of the Director of the Somali National Security and Intelligence Agency "NISA" formerly known as NSS.

Muqdisho May 29, 2017 Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Mmaxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa magacaabay  Taliye Ku Xigeenka 1-aad ee Nabad sugida Qaranka Iyo Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Nabad Sugida.

Taliye ku-xigeenka Labaad ee Hay’adda Nabad Sugida ayaa loo magacaabay Janaraal Cabdalla Cabdalla, halka Taliye ku-xigeenka Labaad ee Nabad Sugida  loo magaaabay Jamaal Oo Katirsanaa Safaarada Soomaalia Ee Turkiga, islamarkaana ku sugnaa dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay magaalada Muqisho.


Photo: Dear Somali, Members of the Federal Parliament & the Executive Branch, 
On Wednesday May 8, 2012 Welcome to the Director of the Somali National Security Services "NSS"  General Bashir Jama Mohamed has served in Somalia's security organs.

Biography:

General Bashir Jama Mohamed served in Somali Police since 1975 until 1991, and from 2000 until 2013 he held so many posts such as the Director of the Somali Ministry of Interior before he took up a cabinet post as a Deputy Minister of Somali Social Development. 

well, General Bashir Jama Mohamed is very humble and patient commander who likes to interact with people and he loves games as well as helping young people to achieve. 

On behalf of the Somali National Security Services, he would like to welcome and invite Somalia's elite NSS Special Operations Branch known as the Hidden Demonic Code to return for public services and train young NSS officers to achieve how to save and serve the common interests of the Republic of Somalia. 


Faithfully, 
General Bashir Jama Mohamed 
The Director of the Somali National Security Services (NSS) 
1 Villa Somalia 
http://www.nss.somaligov.net/

Dear Somali, Members of the Federal Parliament & the Executive Branch,
On Wednesday May 8, 2013 Welcome to the Director of the Somali National Security Services "NSS" General Bashir Jama Mohamed has served in Somalia's security organs.

Biography:

General Bashir Jama Mohamed served in Somali Police since 1975 until 1991, and from 2000 until 2013 he held so many posts such as the Director of the Somali Ministry of Interior before he took up a cabinet post as a Deputy Minister of Somali Social Development.

well, General Bashir Jama Mohamed is very humble and patient commander who likes to interact with people and he loves games as well as helping young people to achieve.

On behalf of the Somali National Security Services, he would like to welcome and invite Somalia's elite NSS Special Operations Branch known as the Hidden Demonic Code to return for public services and train young NSS officers to achieve how to save and serve the common interests of the Republic of Somalia.


Faithfully,
General Bashir Jama Mohamed
The Director of the Somali National Security Services (NSS)
1 Villa Somalia
http://www.nss.somaligov.net/


Photo: Moqdisho: Isniin Maarso 25, 2013 (Wararka Dowladda Soomaaliya): Agaasimihii Hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta si rasmi ah isku-casilay asagoo sheegay inuu aad iyo aad ugu faraxsan yahay iscasilaadiisa markii uu gudan waayey hawlihii amniga dalka iyo ka hortega. Waxaa uu qabtay shir saxaafadded rasmi ah kaasoo uu iskugu-yeeray wariyayaasha kadiibna uu caddeeyey inuu iska-casilay shaqadaas asagoo aan la tashan madaxda dalka iyo golaha xildhibaannada waato waxuu haayey shaqo cusul oo ayaantan dembe ay in badan ku fashilmayeen shaqaalaha Hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed.

Waad Mahasan Tihiin,
Hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed
Mogadishu Monday, March 25, 2013  the Director of the Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) General Ahmed Mo'allim Fiqi has officially resigned.


Photo: Moqdisho: Diseembar 18, 2012 Hay’adda Nabad sugida Qaranka ayaa beenisay in uu ka tirsanaa nin shalay kooxo hubeysan ay ku dileen degmada howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha hay’adda nabad sugidda  Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay tahay waxba kama jiraan hadal ay baahisay warbaahinta qaarkeed isla markaana ay sheegteen maleeshiyada al-qaacidada ku abtirsata ee al-shabaab in ay dileen sarkaal katirsanaa hay’adda nabad sugidda Qaranka Soomaaliya.

Khaliif Axmed Erag ayaa intaasi ku daray in waalidiinta Soomaaliyeed ee ay Ilmahooda uga jiraan kooxda al-qaacidada Soomaaliya ee al shabaab ku dadaalaan sidii ay uga reeban lahaayeen marin habaabinta kooxdaasi.

Ereg ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay sidii ay daryeel ugu fidin laheyd shaqsiyaadkii ka soo goosto maleeshiyada caadeysatay dhibaateynta dadka shacabka ah.

Shalay ayey aheyd markii kooxo hubeysay ay toogteen marxuum Maxamed Sokorow Aflow waxaana dilka marxuumka ku faanay maleeshiyada kooxda awoodooda la wiiqay ee shabaab kuwaas oo caadeystay dilalka dadka shacabka ah.

http://www.nss.somaligov.net/

General Khalif Ahmed Ereg is the Chief of the NSS Benadir Region & Commander of Special Operations


Ambassador H.E. Badal Kaariye "Baare"  (EX- Director of Information Technology in Multilingual E-Governance, Analysis, Dissemination & Information Systems
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.
Flash movie.